Hay’adaha Maalgeliyaha Hormarinta Xirfadaha

Achieve waxay caawisaa Hay’adaha Maagleiyaha Hormarinta Xirfada ee bixiya fursadaha hormarinta tayada xirfada iyo waxbarashada. Hay’adaha Maalgeliyaha PD waxay ka ciyaaraan door muhiim ah ee hubinayo in dhaqaatiirta ay helaan tababaro tayo leh, aqoon isweedaarsiyo, shirar, iyo machadyo.

Barnaamijyada tabarbarada siiya kuwa ka shaqaynaya daryeelka caruurta iyo aaga waxbarashada ayaa waxaa lagu dhiirgelinayaa inay noqdaan Hay’ad Kafaaloqaada Hormarinta Xirfada ee la ansaxiyay

Tusaalooyinka waxaa ku jiro:

  • Illaha iyo hay’adaha gudbinta
  • Ururada xirfada
  • Barnaamijyada siiyaa tababarka shaqaalahooda
  • Kulliyadaha iyo jaamacadaha

Hay’adaha Kafaalaqaada Hormarinta Xirfadaha la Ansaxiyay ayaa fursadaha tababar ee la ogolaaday waxay kusoo bandhigi karaan Develop. Tababaradaan waxay u qalmayaan sida ka qeybgalaha la ansixiyaya’  diiwaanada waxbarashada.

Achieve waxay leedahay laba qaab ee lagu ansaxiyo shirarka ururkaaga. Dookhyadaan waxaa lagu tilmaamay halkaan ee jaheynada Ansixinta Shirka.

Illaha waxaa ku jiro shuruudaha Afhayeenka Qaranka iyo sida jaheynada (dhakhso u imanayaan) gaar ahaan Hay’adaha Maalgeliyaha PD.

Achieve waxay si atomaatiig ah u ansixinaysaa tababbarada la xiriira ilmanimada hore iyo da’da iskuulka ee laga helo noocyada dugsiyada, wakaaladaha, hay’adaha iyo daabacadaha gaar,.  Fiiri cida u qalanto adiga oo eegayo waraaqdaan.

Hay’adaha Maalgeliyaha PD wuxuu eegi karaa faahfaahinta sharaxan ee gudbinta koorsada onleenka iyo ansixinta nidaamka jaheyntaan.

Su’aalaha?

Waxaan haynaa jawaabo!

Xiriirka

TALEEFONKA: 1-855-378-3131

I-MEELKA: support@mncpd.org

Su’aalaha Inta badan La isweeydiiyo (FAQ’S)

Marka aad qorsheynayso shirarka, waxaad haysataa laba fursad inaad shirkaaga heshid ama in Achieve machad kuu oggolaato. Labada fursad ayaa waxaa si faahfaahsan loogu sharraxay Sharuudaha Ansaxinta Shirka.

Haa, shaqsiyaadka iyo hay’adaha waxay dooran karaan ama codsan karaan in hay’ada laga eego heerka Ansixinta Tababarka Tooska ah. Hay’adaha waa inay bixiyaan tababarka la xiriiro carruurnimada hore iyo goobta da’da dugsiga ee loo tixgeliyo heerkaan. Achieve waxay fiirin doontaa shuruudaha lagu sharraxay Dukumentiga Sharuudaha U-qalmida Ansaxinta Atoomaatiiga ah ee Tababarka si loo go’aamiyo haddii Ansaxinta Atoomaatiiga ah ee Tababarka ay habboon tahay.

Hay’adaha sida Atoomaatiiga ah loo Ansaxiyay ayaa ayaa waxay ku qoran yihiin Dukumentiga Ansaxinta Atoomaatiiga ah. Achieve waxay si otomaatiig ah u ansixin doontaa tababbarka la xiriira ilmanimada hore iyo da’da iskuulada laga bilaabo:

  1. Aqoonsiga kulliyadaha iyo jaamacadaha
  2. Hay’adaha Gobolka iyo Faderaalka Minnesota
  3. Organizations offering Continuing Education Units (CEUs) with current International Association for Continuing Education and Training (IACET) accreditation
  4. Hay’adaha qaranka ahaan loo aqoonsaday waxaa lagu qoray jaantuska Dukumentiga Ansaxinta Otomaatiiga ah Tababarka
  5. Daabcaha manhajka ama qalabyada qiimeynta ee lagu aqoonsaday Ogaanshaha Waalidka ee
  6. Dugsiga Degmada Madaxbanaanida Minnesota iyo Dugsiyada jaatarka ee MDE ay Aqoonsanyihiin

Shaqaalaha jooga Achieve ayaa kuula wadagi doona waxa ku saabsan heshiiska iyo nidamka adiga ku khuseeyo. Kala xariir Achieve support@mncpd.org ama (855) 378-3131.